Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
DFS oo sheegtay inay burburisay shabakado ka tirsan Al-Shabaab
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay inay burburisay shabakado qarsoodi ah oo ay kooxda Al-Shabaab isku dayaysay inay ka dhex sameysato qaybo ka mid ah…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayRJ
DFS oo sheegtay inay burburisay shabakado ka tirsan Al-Shabaab
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay inay burburisay shabakado qarsoodi ah oo ay kooxda Al-Shabaab isku dayaysay inay ka dhex sameysato qaybo ka mid ah…
Ka akhri Radio Jowhar ↗G
Puntland iyo Mareykanka oo sheegay inay burburiyeen bakhaar hub oo Al-Shabaab leedahay
Maamulka Puntland iyo Mareykanka ayaa sheegay in si guul leh loo fuliyay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay buuraha Al-Madow-Golis, gaar ahaan deegaanka Markad, halkaas oo lagu…
Ka akhri Goobjoog ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.