← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 06/11/2026
Xisbiyada Carabta ee Israel oo taageeray hoggaamiyaha mucaaradka Gadi Eisenkot daaqaddana ka saaray Netanyahu. Xisbiyada mucaaradka Israa’iil iyo xisbiyada Carabta ayaa taageero u muujiyey musharraxa mucaaradka, Gadi Eisenkot, oo hoggaaminaya…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday HM
Xisbiyada Carabta ee Israel oo taageeray hoggaamiyaha mucaaradka Gadi Eisenkot daaqaddana ka saaray Netanyahu.
Xisbiyada mucaaradka Israa’iil iyo xisbiyada Carabta ayaa taageero u muujiyey musharraxa mucaaradka, Gadi Eisenkot, oo hoggaaminaya…
Ka akhri Horseed Media ↗ A
Xisbiyada Carabta Israel oo qaaday talaabo meesha ka saareysa Netanyahu
Isbahaysiga xisbiyada Carabta ee Israa’iil ayaa qaaday tallaabo muhiim ah oo saameyn weyn ku yeelan karta loollanka siyaasadeed ee dalkaas, kaddib markii ay si rasmi ah u taageereen hoggaamiyaha…
Ka akhri Allbanaadir ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.