Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Jubbaland oo mideysay ciidamadii Daraawiishta iyo kuwii dhawaan lagu diiwaangeliyey Baladxaawo+Sawirro
Maamulka Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah isugu daray ciidamada Daraawiishta ee maamulka iyo ciidamadii dhawaan lagu diiwaangeliyey degmada Baladxaawo, kuwaas oo hadda ka wada mid noqonaya ciidamada…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayKT
Jubbaland oo mideysay ciidamadii Daraawiishta iyo kuwii dhawaan lagu diiwaangeliyey Baladxaawo+Sawirro
Maamulka Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah isugu daray ciidamada Daraawiishta ee maamulka iyo ciidamadii dhawaan lagu diiwaangeliyey degmada Baladxaawo, kuwaas oo hadda ka wada mid noqonaya ciidamada…
Ka akhri Kaab TV ↗RJ
Jubbaland oo mideysay ciidamadii Daraawiishta iyo kuwa cusub ee ku sugnaa Baladxaawo
Dowladda Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah isugu dartay ciidamadii Daraawiishta iyo ciidamadii dhawaan lagu diiwaangeliyey degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo. Ciidamadan oo hadda la mideeyey ayaa…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.