Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor

Wakiilka ugu sarreeya xafiiska QM ee Somalia oo gaarey Magaalada Laascaanood.

Wakiilka ugu sarreeya xafiiska QM ee Somalia oo gaarey Magaalada Laascaanood.

Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isuduwaha Arrimaha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media1 maalin ka hor
Wakiilka ugu sarreeya xafiiska QM ee Somalia oo gaarey Magaalada Laascaanood.
Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isuduwaha Arrimaha…
Ka akhri Horseed Media
RJ
Radio Jowhar3 saac ka hor
Somaliland oo war ka soo saartay booqashada QM ee magaalada Laascaanood ee Waqooyi Bari
War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland ay weli ka go’an tahay fududeynta gaarsiinta gargaarka…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay