Duqeymaha Mareykanka ee Yemen oo sababay dhimashada 153 qof
Qiimeyn ay samaysay Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa lagu sheegay in duqeymo ay ciidamada Mareykanku ka fuliyeen Yemen sannadkii 2025 ay sababeen dhimashada 153 qof oo rayid ah, halka 243 qof oo kale ay ku dhaawacmeen.