DadkaMeelaha
G
Goobjoog
· 7 saac ka hor

Dab xooggan oo ka kacay suuqa bakaaraha iyo faahfaahinno ka soo baxaya

Dab xooggan ayaa ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan qeybta Cabdalle Shideeye, iyadoo dabkaasi uu si degdeg ah ugu fiday xarumo iyo qeybo kala duwan oo ka tirsan suuqa.

Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.