VS
VOA Somali
· Dhaqaale

Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori

Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori

Hargeysa — Somaliland ayaa Isniintii shalay dib u furtay dhul daaqsimeedka seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer. Seerahan ayaa waxaa ka faa’iideysan doona xoolo gaaraya in ka badan hal milyan iyo shan boqol oo neef.