VS
VOA Somali
20 wararBooqo bogga ↗
Kuwa ugu badan la riixay

VS
VOA Somali· 486 maalmood ka horFalanqeyn ku saabsan ciyaaraha Champions League
Madrid — Xalay waxaa la soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee tartanka horyaalka caanka ah ee kooxaha kubadda cagta Yurub, UEFA Champions League. Warbixin iyo falanqeyn ku saabsan sheekooyinkii…
Ka akhri VOA Somali ↗Wararkii ugu dambeeyay

VS
VOA Somali· 484 maalmood ka horTartan Qur'aanka Kariimka ah oo Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay
MUQDISHO — Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii Khamiista ee ay Jimcaha soo galeysay lagu qabtay, xaflad abaalmarinno lacageed lagu guddoon siiyay dhalinyaro isugu jiray wiilal iyo gabdho oo kaalimaha…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 484 maalmood ka horCudur aan la aqoon oo dad ku dilay Karkaar, Puntland
Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay xanuun soo ritay dadka deegaanka, kaas oo aan…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 485 maalmood ka horNISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
Muqdisho — War-saxaafadeed xalay ka soo baxay Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya (NISA) ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah lagu dilay ilaa 41 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab. NISA waxay sheegtay…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 485 maalmood ka horFaaqidaadda: Doorka haweenka Somaliland ee siyaasadda
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa doorka dumarka Somaliland iyo ka-qeybgalka ay ku leeyihiin siyaasadda. Barnaamijkan waxaa magaalada Hargeysa ku soo diyaariyey wariyaheena Khadar Maxamed Cakule.
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 486 maalmood ka horBandhigga VOA: Xaaladda Muqdisho ee bisha Ramadaan
Muqdisho — Barnaamijka Bandhigga VOA toddobaadkan wuxuu diiradda saarayaa xaaladda guud ee shacabka Muqdisho, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga, iyo nolosha inta lagu jiro bisha Ramadaan.…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 486 maalmood ka horSoomaaliya oo daah-furtay bixinta kaararka qaxootiga
Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kaasoo loogu talagalay in lagu maareeyo arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 486 maalmood ka horSanaag: Maleeshiyo beeleed hubkooda wareejiyey
Ceerigaabo — Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw-Cabdi, ayaa dhowaanahan ku sugnaa gobolka Sanaag si uu xal ugu helo maleeshiyo beeleedyo hubeysnaa oo deegaanka ku dagaallamayey. Ugu…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 486 maalmood ka horFalanqeyn ku saabsan ciyaaraha Champions League
Madrid — Xalay waxaa la soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee tartanka horyaalka caanka ah ee kooxaha kubadda cagta Yurub, UEFA Champions League. Warbixin iyo falanqeyn ku saabsan sheekooyinkii…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 486 maalmood ka horLaascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
Laascaanood — Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa bisha Ramadaan ku soo batay ganacsiyada yaryar ee ka furmay suuqyada iyo laamiyada magaalada. Wariyaha VOA-da ee Laascaanood, Cabdikariin…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 487 maalmood ka horCiidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
Ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabeelle ayaa ku guuleystay inay soo afjaraan rag ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, kuwaas oo shalay weerar ku qaaday hotel…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 487 maalmood ka horCiidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
Ugu yaraan 50 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal duqeyn ah oo laga fuliyay deegaanka Damasha Shabeelow ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sida uu sheegay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS).
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 487 maalmood ka horWararkii ugu dambeeyey ee weerarka Beledweyne
Beledweyne — Ugu yaraan lix qof, oo ay ku jiraan laba nabadoon oo caan ka ah Galbeedka Beledweyne, ayaa ku dhintay, shan kalena way ku dhaawacmeen weerar qarax ku billaawday oo rag hubeysan oo ka…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 488 maalmood ka horAl-Shabaab oo weeraray hotel ku yaalla Beledweyne
Dagaalyahanno hubeysan ayaa maanta weerar ku qaaday hotel ku yaalla magaalada Baladweyne ee bartamaha Soomaaliya, halkaas oo ay ku sugnaayeen odayaal dhaqameed iyo mas’uuliyiin dowladda ka tirsan,…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 488 maalmood ka horNISA oo sheegtay in 16 Al-Shabaab ah ay ku dishay Basro
Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay aagga deegaanka Basro ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku dileen maleeshiyaad ka…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 488 maalmood ka horMuxuu yahay cudurka indhaha ku dhaca ee Glaucoma?
Muqdisho — Sanad walba, 12-ka Maarso oo ku beegan berri oo Arbaco ah, ayaa dunida laga xusaa cudurka Glaucoma, kaas oo ah cudur indhaha biyaha ku fura una keena dhibaato xoog leh. Cudurkan, oo si…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 488 maalmood ka horJigjiga: Shacabka oo ka cabanaya sicir-barar
Jigjiga — Waxaa shalay dhammaaday tobanka hore ee bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo haatan la galay tobanka dhexe ee Ramadaan. Soonka sanadkan ayaa ku soo aaday xilli jiilaal ah inta badan dhulka…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 488 maalmood ka horSomaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori
Hargeysa — Somaliland ayaa Isniintii shalay dib u furtay dhul daaqsimeedka seeraha Banka Aroori ee gobolka Togdheer. Seerahan ayaa waxaa ka faa’iideysan doona xoolo gaaraya in ka badan hal milyan iyo shan boqol oo neef.
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 488 maalmood ka horWareysi: Maxaa ka cusub shidaal sahminta Soomaaliya?
Muqdisho — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in inta badan sahmintii shidaalka ee shirkadda Turkiga ay ka wadday Soomaaliya ay soo gabagabowday. Wasiirka Shidaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 488 maalmood ka horBritain oo $40 milyan ugu deeqday Soomaaliya
Safaaradda Britain ee Muqdisho ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Soomaaliya siinayso in ka badan $40 milyan oo gargaar bani’aadannimo iyo caafimaad ah, si wax looga qabto baahiyaha degdegga ah ee…
Ka akhri VOA Somali ↗
VS
VOA Somali· 488 maalmood ka horBaarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey laba hindise sharciyeed
Muqdisho — Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey hindise- sharciyeedyada kala ah sharciga Cadaaladda Da'yarta…
Ka akhri VOA Somali ↗