VS
VOA Somali· 485 maalmood ka horFaaqidaadda: Doorka haweenka Somaliland ee siyaasadda

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa doorka dumarka Somaliland iyo ka-qeybgalka ay ku leeyihiin siyaasadda. Barnaamijkan waxaa magaalada Hargeysa ku soo diyaariyey wariyaheena Khadar Maxamed Cakule.
Warka oo dhammaystiran ka akhri VOA Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh VOA Somali.