VS
VOA Somali
· 484 maalmood ka hor

Cudur aan la aqoon oo dad ku dilay Karkaar, Puntland

Cudur aan la aqoon oo dad ku dilay Karkaar, Puntland

Mas’uuliyiinta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen ka dib markii uu halkaasi ka dilaacay xanuun soo ritay dadka deegaanka, kaas oo aan ilaa hadda noociisa la garan. Guddoomiyaha degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar…

Warka oo dhammaystiran ka akhri VOA Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh VOA Somali.