VS
VOA Somali
· 488 maalmood ka horDhaqaale

Jigjiga: Shacabka oo ka cabanaya sicir-barar

Jigjiga: Shacabka oo ka cabanaya sicir-barar

Jigjiga — Waxaa shalay dhammaaday tobanka hore ee bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo haatan la galay tobanka dhexe ee Ramadaan. Soonka sanadkan ayaa ku soo aaday xilli jiilaal ah inta badan dhulka Soomaalida ee Geeska Afrika. Magaalada Jigjiga, qoysaska iyo ganacsatada ayaa …

Warka oo dhammaystiran ka akhri VOA Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh VOA Somali.