VS
VOA Somali
· 487 maalmood ka horAmni

Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah

Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah

Ugu yaraan 50 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal duqeyn ah oo laga fuliyay deegaanka Damasha Shabeelow ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sida uu sheegay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS).

Warka oo dhammaystiran ka akhri VOA Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh VOA Somali.