VS
VOA Somali
· 487 maalmood ka horAmni

Wararkii ugu dambeeyey ee weerarka Beledweyne

Wararkii ugu dambeeyey ee weerarka Beledweyne

Beledweyne — Ugu yaraan lix qof, oo ay ku jiraan laba nabadoon oo caan ka ah Galbeedka Beledweyne, ayaa ku dhintay, shan kalena way ku dhaawacmeen weerar qarax ku billaawday oo rag hubeysan oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ay saaka aroortii ku qaadeen hotelka …

Warka oo dhammaystiran ka akhri VOA Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh VOA Somali.