KT
Cabdifataax xasan Afrax oo lagu soo warramayo in lagu xanibay Beledweyne: Ma ka qeyb geli doonaa caleema-saarka Jowhar?
Xiisadda siyaasadeed iyo amni ee ka taagan gobolka Hiiraan ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii warar laga helayo magaalada Beledweyne ay sheegayaan in Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle,…
Ka akhri Kaab TV ↗