VS
VOA Somali
· 484 maalmood ka hor

Tartan Qur'aanka Kariimka ah oo Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay

Tartan Qur'aanka Kariimka ah oo Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay

MUQDISHO — Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii Khamiista ee ay Jimcaha soo galeysay lagu qabtay, xaflad abaalmarinno lacageed lagu guddoon siiyay dhalinyaro isugu jiray wiilal iyo gabdho oo kaalimaha hore kasoo galay, tartanka sannad-laha ah ee Qur’aanka Kariimka ah. Tartankan …

Warka oo dhammaystiran ka akhri VOA Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh VOA Somali.