VS
VOA Somali· 488 maalmood ka horBritain oo $40 milyan ugu deeqday Soomaaliya

Safaaradda Britain ee Muqdisho ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Soomaaliya siinayso in ka badan $40 milyan oo gargaar bani’aadannimo iyo caafimaad ah, si wax looga qabto baahiyaha degdegga ah ee haysta bulshooyinka ugu nugul.
Warka oo dhammaystiran ka akhri VOA Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh VOA Somali.