VS
VOA Somali· 488 maalmood ka horBaarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey laba hindise sharciyeed

Muqdisho — Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey hindise- sharciyeedyada kala ah sharciga Cadaaladda Da'yarta Soomaaliyeed, iyo sharciga canshuuraha dakhliga. Warbixin arrintan ku saabsan…
Warka oo dhammaystiran ka akhri VOA Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh VOA Somali.