VS
NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
Muqdisho — War-saxaafadeed xalay ka soo baxay Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya (NISA) ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah lagu dilay ilaa 41 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab. NISA waxay sheegtay…
Ka akhri VOA Somali ↗