Bandhigga VOA: Xaaladda Muqdisho ee bisha Ramadaan

Muqdisho — Barnaamijka Bandhigga VOA toddobaadkan wuxuu diiradda saarayaa xaaladda guud ee shacabka Muqdisho, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga, iyo nolosha inta lagu jiro bisha Ramadaan. Wariyaha VOA ee Muqdisho, Cabdicasiis Axmed Barrow, ayaa soo jeedinaya.
Warka oo dhammaystiran ka akhri VOA Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh VOA Somali.