SoDMA oo gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Cabudwaaq

SoDMA oo gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Cabudwaaq

Cabudwaaq – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud, si loo…