G
Galguduud
Gobol (Region)9 tebin oo la xiriira0 raacayaal
Taariikhda tebinta la xiriirta
RJ
Radio Jowhar· 7 saac ka horMW Xasan Sheekh oo ku Wajahan Furimaha Dagaalka ee Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, la filayo inuu maalmaha soo socda booqasho ku tago furimaha hore ee dagaalka ee gobollada Shabeellaha Dhexe iyo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
JN
Jowhar News· 1 maalin ka horMusharrax Mudane Liibaan Axmed Xasan socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud
July 24 (Jowhar)-Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolada Mudug iyo…
Ka akhri Jowhar News ↗
PP
Puntland Post· 3 maalmood ka horIlaalada Liibaan Shuluq oo dad shacab ah ku dilay Caabudwaaq
Xiisad ayaa ka taagan degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, kaddib markii ay shalay gelinkii dambe ilaalada musharaxa Galmudug Liibaan
Ka akhri Puntland Post ↗
SM
Shabelle Media Network· 11 maalmood ka horCiidamada Soomaaliya iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Ku Heshiiyey Xoojinta Amniga Xuduudaha
Balanbale – Saraakiisha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaannada Galmudug iyo kuwa Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ku gaaray heshiis lagu…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 13 maalmood ka horSoDMA oo gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Cabudwaaq
Cabudwaaq – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud, si loo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 14 maalmood ka horMas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Galmudug oo gaaray Caabudwaaq si ay u qiimeeyaan xaaladda bani’aadannimo
Caabudwaaq, Galgaduud – Xildhibaanad Reys Qorane Abshir Aadam oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 18 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Mesagaway
Galgaduud – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RD
Radio Dalsan· 20 maalmood ka horDhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka…
Ka akhri Radio Dalsan ↗
RE
Radio Ergo· 33 maalmood ka horBurning of farms to solve resource conflict leaves families desperate for survival in Galgadud
(ERGO) – Ali Hassan Malin lost one of his wives and his one-year-old daughter to malnutrition in March after months of struggling to feed his family of 18. Poverty prevented him from seeking medical…
Ka akhri Radio Ergo ↗