Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Agaasimaha NISA oo Kormeeray Ciidamo Tababar ku Jira Balanballe

Balanballe, Galgaduud – 4 Oktoobar 2026: Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta kormeeray xarunta ciidamada NISA ee degmada Balanballe…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Agaasimaha NISA oo Kormeeray Ciidamo Tababar ku Jira Balanballe
Balanballe, Galgaduud – 4 Oktoobar 2026: Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta kormeeray xarunta ciidamada NISA ee degmada Balanballe…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud
Mahad Salaad oo Kormeeray Xarunta NISA ee Balanballe
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Ciidanka NISA ee degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, halkaas oo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay