Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Sanbalooshe iyo ciidamo gelbinaya oo gaarey Magaalada Beledweyne.

Sanbalooshe iyo ciidamo gelbinaya oo gaarey Magaalada Beledweyne.

Taliyihii hore ee ciidanka nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) oo ay gelbinayaan gaadiid…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Sanbalooshe iyo ciidamo gelbinaya oo gaarey Magaalada Beledweyne.
Taliyihii hore ee ciidanka nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) oo ay gelbinayaan gaadiid…
Ka akhri Horseed Media ↗
PP
Puntland Post
Sanbaloolshe iyo ciidan uu wato oo gaaray Beledweyne
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta
Ka akhri Puntland Post ↗
A
Allbanaadir
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle oo gaaray Beledweyne & xiisad ka dhalatay
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cabdifataax Xasan Afrax, ayaa galabta safar degdeg ah ku gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, xilli magaalada ay ka jirto…
Ka akhri Allbanaadir ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay