Hadda socda6 ilo · la cusboonaysiiyay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuusan dhiig daadin doonin.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuusan dhiig daadin doonin.

Madaxweynaha Dowladda federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabayey eedaymaha xukunkiisa loo jeediyo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuusan dhiig daadin doonin.
Madaxweynaha Dowladda federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabayey eedaymaha xukunkiisa loo jeediyo…
Ka akhri Horseed Media ↗
RG
Radio Galgaduud
Madaxweyne Soomaaliaya Xasan Sheekh oo Soo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Dhuusamareeb si diirran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
JN
Jowhar News
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dhuusamareeb
Aug 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaasi oo…
Ka akhri Jowhar News ↗
SM
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuu dhisay maamul-goboleedyada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya
Dhuusamareeb – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Somali President’s Galmudug Visit Focuses on Security and Development
DHUSAMAREEB, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud and a delegation accompanying him arrived in Dhusamareeb, the capital of Galmudug state, as part of a visit focused on security,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
PP
Puntland Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray ciidan
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Galmudug ayaa maanta deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud tababar ugu
Ka akhri Puntland Post ↗
RG
Radio Galgaduud
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay Galinsoor
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud, isagoo halkaasi qeyb ka ah safarkiisa uu ku marayo deegaanada…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RG
Radio Galgaduud
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Degmada Bandiiradleey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si heer sare ah loogu soo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
HM
Horseed Media
Kulamo ka socda labada dhinac ee Magaalada Galkacyo xilli uu caawa ku hoydey Madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa xarunta Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo kulan kula qaatay…
Ka akhri Horseed Media ↗
G
Goobjoog
Madaxweyne Xasan Sheekh: Soomaaliya waxay u baahan tahay in loo gudbo doorasho qof iyo cod ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si faahfaahsan uga hadlay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay doorashada Soomaaliya iyo qorshaha dowladda…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.