Hadda socda8 ilo · la cusboonaysiiyay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar ugu soo xiray ciidan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar ugu soo xiray ciidan

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Galmudug ayaa maanta deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud tababar ugu

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar ugu soo xiray ciidan
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Galmudug ayaa maanta deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud tababar ugu
Ka akhri Puntland Post ↗
G
Goobjoog
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tababar U Soo Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar ugu soo xiray cutubyo ka…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka
Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar ugu soo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tababar u Soo Xiray Kumannaan Askari oo lagu Tababaray Xananbuure
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galguduud tababar ugu soo xiray…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
JN
Jowhar News
Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xirey ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka
Aug 16 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo ka tirsan…
Ka akhri Jowhar News ↗
RD
Radio Dalsan
Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.
Ka akhri Radio Dalsan ↗
HM
Horseed Media
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kumanaan askari tababar ugu soo xiray Galmudug.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa…
Ka akhri Horseed Media ↗
RJ
Radio Jowhar
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Wajahan Gaalkacyo
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka ambabaxaya magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo uu labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa, isaga oo kusii jeeda magaalada Gaalkacyo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
RJ
Radio Jowhar
MW Xasan Sheekh oo maanta tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Miliateriga Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaasi oo soo dhammaystay tababarka aas-aasiga ah ee…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
G
Goobjoog
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay in la Joogo Xilligii Ciidamada Shisheeye la Sagootin lahaa: Maxaa Xiga AUSSOM?
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay gaartay xilli ciidamadeedu qaadaan masuuliyadda amniga dalka, ciidammada shisheeyahana ugu dambayn laga maarmo.
Ka akhri Goobjoog ↗
G
Goobjoog
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo Lagu Soo Dhaweeyay Galinsoor
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud, isagoo qeyb ka ah safar uu ku marayo deegaanada Galmudug,…
Ka akhri Goobjoog ↗
RD
Radio Dalsan
Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida
Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?
Ka akhri Radio Dalsan ↗
RJ
Radio Jowhar
MW Xasan Sheekh oo maanta gaaray deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee uu ugu kuur-galayo xaaladaha amniga iyo nolosha bulshada ayaa soo gaaray magaalada Galinsoor ee…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
HM
Horseed Media
Madaxtooyada Somalia oo war ka soo saartay booqashadii Mw Xasan Sheekh ee Galkacyo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa si diiran loogu…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarumo kuyaalla Magaalada Galkacyo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof.…
Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.