Hadda socda5 ilo · la cusboonaysiiyay
Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya oo gaaray Ballanbale
Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Ballanbale ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kaga qeybgalayo dadaallada lagu soo afjarayo khilaaf…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayKT
Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya oo gaaray Ballanbale
Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Ballanbale ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kaga qeybgalayo dadaallada lagu soo afjarayo khilaaf…
Ka akhri Kaab TV ↗RJ
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku Wajahan Ballanballe
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ku wajahan degmada Ballanballe ee gobolka Galgaduud, halkaas oo lagu wado inuu ka furo shirar la xiriira…
Ka akhri Radio Jowhar ↗RG
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Balanballe ku dhex dhigay heshiis nabadeed oo soo afjaraya colaaddii Balanballe iyo Guriceel
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗RG
Ra’iisul Wasaare Xamsa: Soomaaliya waxay diyaar u tahay maalgashiga caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay munaasabadda xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub (EU-Somalia Business…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗G
Ra’iisul Wasaare Xamse oo Balanballe ka dhagax-dhigay Guriga Nabadda iyo Dugsiga Agoonta
Balanballe, Galgaduud: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka dhagax-dhigay Guriga Nabadda iyo Dugsiga Agoonta, kaddib…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Ra’iisul Wasaaraha oo Balanballe ka Dhagax-dhigay Guriga Nabadda iyo Dugsiga Agoonta
Balanballe, Galgaduud – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka dhagax-dhigay Guriga Nabadda iyo Dugsiga…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.