HM
Horseed Media· 1 saac ka horGolaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka

Dhanka kale, Golaha Wasiirrada ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Golaha Tacliinta Sare prof Maxamed Cali Faarax, iyagoo xilkaas u magacaabay Maxamuud Axmed Jimcaale.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Horseed Media ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Horseed Media.