KT
Dilka Axmed Kaahin ee Hargeysa oo dhaliyay su’aalo iyo baaqyo ku aaddan baaritaan
Alle ha u naxariistee, Axmed Kaahin ayaa xalay lagu dilay magaalada Hargeysa, iyadoo duruufaha ku xeeran dilkiisa iyo cidda ka dambeysay ay weli u baahan yihiin in si rasmi ah loo caddeeyo. Dilka…
Ka akhri Kaab TV ↗