KT
Kaab TV
· Ammaan

AFRICOM oo ka digtay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta Yemen iyo Al-Shabaab

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa walaac ka muujiyay suurtagalnimada in Xuutiyiinta Yemen ay xiriirro milatari iyo kuwo farsamo la yeeshaan kooxda Al-Shabaab, taas oo Washington…