G
Goobjoog
· Siyaasad

Guddiga doorashooyinka oo faahfaahin ka bixiyay doorashooyinka Galmudug iyo Hirshabeelle

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in doorashadu si habsami leh uga bilaabatay 10 degmo oo ka tirsan Hirshabeelle iyo 11 degmo oo ka tirsan Galmudug.

Tebinta warbaahin kasta

Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.