Kenya oo 50% dhimaysa Qiimaha Abuurka Galleyda laga bilaabo Sebtembar
Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay in dowladda ay 50% hoos u dhigi doonto qiimaha abuurka galleyda laga bilaabo bisha Sebtembar 2026, si loo dhiirrigeliyo beeraleyda loona kordhiyo wax-soo-saarka…