G
Goobjoog· 1 maalin ka horSoomaaliya iyo Qatar charity oo kala saxiixday heshiis Caafimaad oo ku Kacaya $1.46 Milyan oo doollar
Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Qatar charity ayaa kala saxiixday heshiis Caafimaad oo ku Kacaya $1.46 oo ay ka faa'iideysan doonaan malaayiin Soomaali ahi. Xafiiska hay'adda Qatar Charity ee Soomaaliya ayaa…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.