KT
Kaab TV
·

Baydhabo: Ugaas Xasan oo sheegay inay khasaare gaarsiiyeen ciidanka dowladda

Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa weli ah mid aad u kacsan, iyadoo dagaal culus uu ka socdo gudaha magaalada iyo hareeraheeda, waxaana laga maqlayaa rasaas xooggan iyo dhawaqa hubka culus. Dagaalka…