G
Goobjoog
·

INTERPOL Oo Hagaysa Baaritaanka Forensigga Ee Markabka MT Honour 25

Hay’adda Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL ayaa hay’adaha Soomaaliya iyo Puntland ka taageeraysa baaritaanka forensigga ee markabka MT Honour 25, kaas oo laga soo furtay burcad-badeed Soomaali ah.

Tebinta warbaahin kasta

Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.