G
Goobjoog· 2 saac ka horBaarlamaanka Turkiga oo Kordhiyey Muddada Ciidamada dalkaasi ay Soomaaliya joogayaan.
Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyey muddo-kordhin laba sano ah oo ciidamada dalkaasi ay ku sii joogayaan Soomaaliya, iyadoo muddada cusub ay bilaabanayso bisha Luulyo 2027
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.