RJ
Radio Jowhar
· Ammaan

Booliiska Baydhabo oo qabtay rag lagu eedeeyay Al-Shabaab

Booliiska degmada Baydhabo ayaa sheegay in howlgal ay gudaha magaalada ka sameeyeen ay ku qabteen saddex qof oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka Al-Shabaab. Qoraal lagu baahiyay…