KT
Kaab TV
·

Mucaaradkii Farmaajo ee 2021 iyo mucaaradka Xasan Sheekh ee 2026: Maxaa iska beddelay siyaasadda Soomaaliya?

Siyaasadda Soomaaliya ayaa mar kale wajahaysa muran la xiriira doorashada, dastuurka iyo muddada xilka madaxweynaha. Xaaladda maanta taagan waxay dib u soo celinaysaa xusuusta sanadkii 2021, markii…