G
Goobjoog
· Siyaasad

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Mucaaradka Ku Dhaliilay Cabsi-gelin Shacabka, Kana Hadlay Doorashooyinka iyo Amniga

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhaliil culus u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo ku eedeeyay inay shacabka ku abuuraan cabsi iyo walaac la xiriira xaaladda dalka,…