BS
BBC Somali
·

Daraasad lagu ogaaday in halista Kansarka Naasaha uu Somaliland ku sii kordhayo

Daraasad lagu ogaaday in halista Kansarka Naasaha uu Somaliland ku sii kordhayo

Xog ururintan oo laga sameeyey Hargeysa iyo Boorama ayaa tilmaantay in sanadba sanadka ka dambeeya ay sare u kacaysay tirada dadka xanuunka laga helayo