SM
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Galmudug oo gaaray Caabudwaaq si ay u qiimeeyaan xaaladda bani’aadannimo
Caabudwaaq, Galgaduud – Xildhibaanad Reys Qorane Abshir Aadam oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗