G
Goobjoog
· 1 saac ka horAmni

Maxkamad ku taalla Kenya oo 115 sano ku xukuntay nin loo haysto inuu ka tirsanaa Al-Shabaab

Maxkamad ku taalla Kenya ayaa xukun xabsi ah oo wadar ahaan gaaraya 115 sano ku ridday nin lagu helay toddobo dacwadood oo la xiriira falal argagixiso iyo xiriir uu la lahaa kooxda Al-Shabaab.

Tebinta warbaahin kasta

G
Goobjoog1 saac ka hor
Maxkamad ku taalla Kenya oo 115 sano ku xukuntay nin loo haysto inuu ka tirsanaa Al-Shabaab
Maxkamad ku taalla Kenya ayaa xukun xabsi ah oo wadar ahaan gaaraya 115 sano ku ridday nin lagu helay toddobo dacwadood oo la xiriira falal argagixiso iyo xiriir uu la lahaa kooxda Al-Shabaab.
Ka akhri Goobjoog
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.