KT
Kaab TV
·

SJS OO Cambaareysay Digniinta Dowladda Soomaaliya ee Warbaahinta Ka Tabineysa Dagaalka Koonfur Galbeed

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa si adag u cambaareeyay bayaanka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo saartay 19-kii Oktoobar 2026, kaas…