RG
Radio Galgaduud
· Ciyaaraha

Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirada oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyay Iyagoo Ku Guuleystay Billadda Qalinka

Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirada oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyay Iyagoo Ku Guuleystay Billadda Qalinka

Madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaaminayay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Maxamed Cabdulqaadir, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho si diirran…