Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Golaha Shacabka BFS oo ansixiyey heshiisyo Somalia la gashay Turkiga

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 27-aad, waxaana shir Guddoomonayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
A
Allbanaadir
Golaha Shacabka BFS oo ansixiyey heshiisyo Somalia la gashay Turkiga
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 27-aad, waxaana shir Guddoomonayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka…
Ka akhri Allbanaadir ↗
RG
Radio Galgaduud
Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Macmiilka Danabeysan iyo Heshiiska Garsoorka ee Soomaaliya iyo Turkiga
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ku yeeshay kulanka 27-aad ee kalfadhiga 8-aad, kaas oo looga hadlay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay