RJ
Radio Jowhar
· Ammaan

Jubbaland oo ku dhawaaqday in si nabad ah loo soo afjaray xiisaddii Beledxaawo

Madaxtooyada Jubbaland ayaa ku dhawaaqday in si nabad ah loo soo afjaray xiisaddii xoogganayd ee maalmihii la soo dhaafay ka taagnayd degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo. War kasoo baxay Madaxtooyada…