RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

Itoobiya oo badeshay ciidamadeeda ku sugnaa Baydhabo iyo kuwa cusub oo ay geysay Magaalada

Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay beddeshay dhammaan ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee muddo ka howlgalayay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Howlgalka lagu qaadayo ciidamadii hore iyo…