Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo Booqday Furimaha Amniga ee Baydhabo

Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo Booqday Furimaha Amniga ee Baydhabo

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho ku tagay furimaha laga ilaaliyo amniga magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Hoggaamiyaha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo Booqday Furimaha Amniga ee Baydhabo
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho ku tagay furimaha laga ilaaliyo amniga magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Hoggaamiyaha…
Ka akhri Shabelle Media Network
RG
Radio Galgaduud2 saac ka hor
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Booqday Ciidamada ku Sugan Furimaha Dagaalka Baydhabo
Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho ugu tagay Ciidamada Qalabka Sida iyo Ciidanka Birmadka Koonfur Galbeed ee ku sugan furimaha laga…
Ka akhri Radio Galgaduud
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay