Xamaas oo kala dirtay maamulkeedii Gaza, ku dhowaad 20 sano ka dib
Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay kala dirtay Guddigii Gurmadka Dowladda ee maamulayey Marinka Gaza, iyadoo maamulka rayidka ah ku wareejisay guddi farsamo oo ka kooban 15 xubnood oo Falastiiniyiin ah.
Warka oo dhammaystiran ka akhri Goobjoog ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Goobjoog.