PP
Puntland Post
· 6 saac ka hor

Waqooyi Bari oo xasaanadda ka qaadaysa xildhibaano goostay

Waqooyi Bari oo xasaanadda ka qaadaysa xildhibaano goostay

Maamulka Waqooyi Bari ayaa berri oo axad ah qorshaynaya in uu xasaanadda ka qaado shan xildhibaan oo ka goostay Laascaanood.