SM
Shabelle Media Network
· 1 saac ka hor

Puntland oo heegan galisay ciidamadeeda kana digtay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Gaalkacyo

Puntland oo heegan galisay ciidamadeeda kana digtay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Gaalkacyo

GAROOWE – Puntland ayaa sheegtay inay heegan gelisay ciidamadeeda, iyadoo ka digtay safar la sheegay inuu Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku tagayo magaalada Gaalkacyo ee gobolka…